18th April 2024  admin  Category :

Cunaqabatayntii Puntland oo saamaysay  Galmdug

sadex maalmood ayaa korontadada iyo biyuhu ka go’anyihiin madaxtooyada Galmudug ee Cadaado, iyadoo albaabadana loo xiray, islamarkaasna aysan joogin Wax Ciidan oo waar Diyeynaya

sidoo kale sadexdaas cisho waxaa iyagana korontadu ka maqantahay laba idaacadood oo hoos tegijiray maamulka Galmudug, kuwaas oo kala ah radio Codka Gobollada Dhexe oo fadhigeedu yahay cadaado iyo Radio Galmudug oo fadhigeedu yahay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo hadda densan.

Qaar kamida xildhibaanada Galmudug oo cadaado ku shiray ayaa arrimahaas oo dhan ku eedeeyey madaxweynaha Galmudug Cabdikariin xuseen Guuleed iyo ku xigeenkiisa Arintaaan oo loo sababeen karo Xiritaanka Ay Puntland xiratay Xaduudkeeda; maamulka Galmudug iyo Gobalada Dhexe ee somaliya ayaa Shidaalka Iyo raashinka Uga soo dagi jiray Dakada Magaalada Bosaso Balse xiligan Ma jiro gadiid U gudbi kara gudaha Puntland.

Sidoo kale waxaa jira sixir barar ku yimid maciishada iyo shidaalka Dhamaan Deegaanada Gobalada Dhexe mudadii Sadexda Cisho Ahayd uu Xirnaa Xaduudka Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*