26th April 2024  admin  Category :

Image result for gaas iyo culusow

Madaxwyne Gaas adiga oo aan magacyo ugu yeerin madxaweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow,  kuna sheegin inuu yahay  Calaan nacas ah oo aan aqoon fiican u lahayn  Punland. Soo kama horayn ama ka fiicnayn  intaadan u jawaabin inaad adigu horta  caddaladda  waxay ahay soo barato

Maamulka Punland marka  ay saamigooda ka donayaan Dawladda Federaalka Somaaliya ama Bulshada  Caalamka,  oo ay doonayaan in mashaariic laga hirgeliyo Punland  . Warqadaha ay ku codsanayaan mashaariicdan  iyo gobolada laga hirgelinayo sidan ayeey u qoran yihiin

Hadaba Madaxweyne Gaas ma adiga ayeey caddladu kugu yar tahay mise Culusoow ayaa Calaan ugu yeeraysaa,  isaga oo ka jawaabaya arjiyaddii  aad u soo qoran  jirtay markaad mashaariicda u raadinaysay  labo gobol iyo nus ee beeshaadu degto

ALLSANAAG.COM

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*