Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Wareeysi musharaxa madaxweeynaha DF ee Soomaaliya Maxamed Cali Ameerika, muxuu isbedal ah oo uu doonayaa inuu la yimaado hadii madaxweeyne loo doorto? Allsanaag.com…

19th September 2024  admin  

Magaalada Muqisho waxeey noqotay meel hantida lagu kalla boobo oo aan xitaa loo nixin miskiinka; hooyadan ayaa ka mid ah dad laga saaray hantidii qaranka uu lahaa oo ay deganaayeen, bedelkeediina waxaa meesha guryo ka dhistay dad dawladda ku jira. …

19th September 2024  admin  

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qilaaf soo kala dhex gallay dadka waratada ah ee suuqa Islii ku ganacsada iyo kuwa dukaamada iska leh, iyo welliba arrimaha ku aadan qaxootiga Soomaaliyeed ee u …

19th September 2024  admin  

Salaad Cali Jeele ayaa ka hadlay arrimo dhab ah oo ka taagan dalka Soomaaliya, gaar ahaana musuqmaasuqa dalka ka jira. https://youtu.be/idPZ52KNdCg Allsanaag.com…