Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Beesha Dhulbahante ayaa  canbaaraysay siyaasadda dhulbaraarsiga ah ee beesha Isaaq  ku doonayaan inay ku qaaaan  gobolka Sool. Maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ayaa khiyaanadan Dhulbalaarsiga ku sameeya, dhul badana ku qaatay https://youtu.be/6mkjVfs9LNg Dhowr nin oo ka mid …

20th September 2024  admin  

  Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa ee  uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelayey shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xirmay magaalada Muqdisho ayaa maanta 15 September, 2016-ka soo gaarey magaalada Garoowe ee …

20th September 2024  admin  

Shirwaynihii Beesha reer Salax iyo Bahwadaagtooda oo  la soo geba gabeeyey, Shirwaynihii beesha reer Saalax ee Warsangeli iyo bahwadaagooda ee ka socday degaanada Habar shiro ayaa la soo geba gabeeyey https://youtu.be/aClN1rccQZA…

20th September 2024  admin  

Bulshada degmada  Badhan ee  gobolka Sanaag ayaa isku tashaday una jeesatay dhanka horumarkam iyaga oo aan  bulshada caalamka u gacan hoorsanayn. Sawirada hoose dhowaan ayaa xariga laga jaray …