Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th January 2025  admin  

Shacabka maamul goboleedka Hargeeysa ayaa qaati ka taagan musuqmaasuqa iyo isdaba marinta ka taagan deeganadooda. Hadaba, dadka ayaa niyad jab ka qaaday hoggaamiyayaashooda, waxeeyna dadka jeclaan lahaayeen waqtigan in sheekada goosashada meel la iska dhigo oo dadka Soomaaliyeed dhinac laga …

9th January 2025  admin  

Degaanada hoos tagga Midigale oo ka mid ah gobolka Sanaag ayaa waxaa laga soo sheegayaa abaaro aad u darran, abaartan ayaa saameeysay dadka iyo duunyada. Waxaa loogu baaqayaa jaaliyada in ay ka qeeyb qaataan sidii dadka abaarta saameeysay loo caawin …

9th January 2025  admin  

Cali Khaliif, afar sano ka hor Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ayuu u tartamay isaga oo  xisaab khalad ah isku dhufSADAY . Maantana wuxuu u ordayaa Gudoonka baarlamaanaka beelaha Isaaq, isaga oo ka codsaday Beesha Habar yoonis in kursigan uga tanaasulaan SI …

9th January 2025  admin  

Jaaliyadaha gobolka Sool ka soo jeeda  ayaa  Gurmad biyo dhaamis ah ka  bilaabay gobolka Sool . Halka jaaliyaddaha qurba joogta  Gobolka Sanaag iyaga weli la sugayo inay u gurmadaan dan yarta gaajada iyo haraadka ku hayaan gobolkii ay ka yimaadeen…