29th March 2024  admin  Category :

Degaanada hoos tagga Midigale oo ka mid ah gobolka Sanaag ayaa waxaa laga soo sheegayaa abaaro aad u darran, abaartan ayaa saameeysay dadka iyo duunyada. Waxaa loogu baaqayaa jaaliyada in ay ka qeeyb qaataan sidii dadka abaarta saameeysay loo caawin lahaa.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*