Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
10th January 2025 admin
Si Bulshada dhibaataysan loo badbaadiyo waa in Alag Alag loo howl galaa. Gobolada Sanaag iyo Hayland, bulshaddii ku noolayd ee reer guuraaga ahayd maanta waxay la il daran yihiin abaartii ugu darnayd inta la xasuusan yahay ama sheeko lagu hayo …
10th January 2025 admin
Xildhibaanaddii Aqalka Sare ee beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli ay ka heli lahaayeen gobolada waqooyiga Soomaaliya ayaa Wareegto aan sharci ahayn laga soo saaray. Xildhibaan Maxamed Cismaan Jawaari oo dhowaan xildhibaanimadiisa ka soo helay beeshiisa Reer Aw Midoobe ee Raxanweyn, horayma …
10th January 2025 admin
Sahro Qorsheel oo ka mid noqotay Xildhibaanadda Jubbaland Doorashadii maanta ka dhacday Kismaayo ee lagu soo xulanayay xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka qeybta Jubaland ayaa lagu doortay ilaa lix xubnood oo kamid noqon doona baarlamanka dalka. Ergada lix …
10th January 2025 admin
Siyaasiyiinta beesha Hawiye goormay ogaanayaan in Garoonka Gaalkacayo uu magaciisu yahay Garoonka Diyaaradaha ee caalamiga ee ku yaal magaalada Gaalkacayo Garoonka Diyaaradaha caalamiga ee caasimadda Soomaliya ee Muqdisho, oo maanta lagu magcaabo garoonka Aadan cade, waxa loogu magac daray madaxweynihii …