Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th January 2025  admin  

Raashinkii Turkigu ugu deeqay Danyarta Soomaaliyeed  oo Cabdirashiid Xidig Jumladda uga gatay Puntland ayaa hadda suuqyada Puntland lagu gadayaa Raashinkii Dowladda Turkiga ay ugu deeqday dadka dhibaataysan ayaa lagu xaraashayaa Suuqyadda magaalooyinka Puntland, xilli ay jiraan abaaro ba’an oo dadka …

10th January 2025  admin  

  Dirta Waqooyi oo taageertay Go’aankii  Xildhibaan Jawaari ka dib markii sharci daro lagu siiyey –  Kuraastii Aqalka sare  beelaha Daarood ka heli lhaayeen waqooyiga Soomaalya sida gobolada Sanaag, Sool  iyo degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer   https://youtu.be/Vi0huRRMx3U …

10th January 2025  admin  

WAR-MURTIYEED:- Dawladda Puntland oo Wax Kama Jiraan Ku Tilmaantay Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya. Dawladda Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga.…

10th January 2025  admin  

Daawo Geelii degaanka Banaanka iyo Soolka  Maakhir joogay oo abaarta  ka soo galay  Buurta Barkaysan ee calmadow Geelan wuxu ka yimi banaaan, waana    Geel abaartii ku heshay  banaanka  ka soo galay  buurta Barakaysan ee Calmadow. In badan oo ka mid …