Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th January 2025  admin  

H’ayadda Caalamiga ee CARE ma qabiil gaar ah ayeey taageertaa mise sida ku qoran websitkeeda waxay taageertaa  dadka dhibaataysan kuwooda ugu liita Daawo Ha’ayadda Care oo  beel ka mid ah beelaha gobolka Sanaag ugu deeqday Booyado biyo ah, Madaxda ka  …

10th January 2025  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wefti uu HogaaminayoC Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 25 November 2016 safaro shaqo ugu amba baxay Dalalka Ethiopia iyo China, safarkan Madaxweynaha ayaa yimi kadib markay dawlada …

10th January 2025  admin  

Odayaashii beelaha Hawiye oo sheegay in ‘Xitaa iyaga la musuqmaasaqay”. Waa markii ugu horaysay oo cabasho noocan oo kale ah  ay sheegtaan  intii lagu jiray burburka iyo Dawlad la’aanta 25 sano ah. …

10th January 2025  admin  

Madaxweeynihii horre Xassan Shiikh ayaa dalka ka wada musuqmaasuqii uggu xummaa ee ku aadan soo xullista xubnaha aqalka hoose ee baarlmaanka. Xassan Shiikh oo ah nin dalka Soomaaliya jahwareeriyey ayaa mar labaad doonaya inuu xukunka dalka ku soo noqdo isagoo …