Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo “Waa in musuq maasuqa meel looga soo wada jeesto, caddaaladdana loo sinnaado” Muqdisho (19ka Febraayo, 2017) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay …

14th May 2025 admin
Madaxweynaha oo wrqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Britain Waa safiirkii ugu horreeyey ee uu madaxweynaha J.F. S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo warqadaha aqoonsiga ka guddoommo, safiirka dowladda Ingiriiska danjire David William Concar, waxaana looga guddoomay xafiiska madaxweynaha ee …

14th May 2025 admin
Madaxweyne adiga iyo dalka Maraykanka yaan la idiin dhaxayn? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo, oo isagu haysta dhalashada dalka Maraykanka, in badana ku noolaa dalkaas uma baahna in Isaga iyo labadiisa dal loo kala dilaalao ama wakiil looga noqdo. Madaxweynihii …

14th May 2025 admin
Lixdii bilood ee ugu horaysay dawladdii Xasan Culusoow 03 Mar 2013 RW Soomaaliya. maaha nin aanu isku Beel nahay ,laakiinse waa nin ii shaqeeya oo amarkayga ka hor iman, sidaa waxa yiri madaxweyne xasan Culusoow. Hadalkiisu ma yahay madaxweyne …