Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st October 2024  admin  

Maleeshiyaadkii beelaha Hawiye ee Xasan Culusoow ka amar qaadan jiray oo mar kale weerar soo qaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa ka socda dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug kuwaas oo xiligan uu dagaalku u socdo si xoogleh. Dhawaqa …

21st October 2024  admin  

 Kaftanka Siyaasadda iyo Ceerigaabo …

21st October 2024  admin  

Maamulka Galmudug iyo shacabkooda ayaa la soo baxay ayaamahan sheegasho ah ineey iyagu leeyihiin Burtinte oo ka tirsan gobolka Nugaal. Waa Puntland oo tiraahda illaa iyo Dhuusamareeb anagaa iska leh. Waxaa xaqiiq ah in Maamulka Galmudug uu maamuli kari la …

21st October 2024  admin  

Shil gaari ayaa ka dhacay laamiga dheer gaar ahaana meel u dhow deegaanka Sheerbi, waxaana ku dhintay dad gaaraya afar qof; shilkan meesha uu ka dhacay waxaa ka dhacay hada ka hor mid la mid ah oo ay ku dhinteen …