Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th October 2024  admin  

Aqoonyahanada iyo qaar ka mid ah Odayaasha  beesha Dubeys ee Warsnageli oo aan  hal maalin ka hadlin sababta Qardho iyo Qandala ay Xildhibano uga heleen Aqalka sare.  Dhaharna loo qadiyey , ayaa maanta muumulkii caddalad xumadda sameeyey uga cabanaya Xildhibaano …

20th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Boosaaso Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Emaaraadka Carabta iyo Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.…

20th October 2024  admin  

Ciidamo ka socoda AMISOM ayaa la geeyey magaalada Cadaado kadib markii maamulka Galmudug ay codsadeen  in ciidankaas loo keeno. Ciidankan ayaa illaalin doona amniga doorashada ka dhici doonta magaaladaas. Taa beddelkeeda, maamulka Galmudug oo taageero ka hellaaya ciidamo beeleed laga …

20th October 2024  admin  

Maleeshiyo Beeleedkii beesha Cali saleebaan iyo Puntland oo heshiis wada saxixan doona Maleeshiyaad beeleedka ay hogaamiyaan  Cabdisamad Galan iyo adeerkiis Cabdulqadir Muumin  ee ku sugan Bariga gobolka bari iyo maamulka Puntland ayaa maalmaha soo socda heshiis ku wada saxiixan doona …