29th March 2024  admin  Category :

Wasaaradaha iyo shaqaalaha hay’adaha dowlada Jubaland oo lagu amaray dhowrista saacadaha shaqada(wareegto)

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne kuxigeenka koobaad ee dowlad goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo nuqul kamid ah la soo gaadhsiiyay warbaahinta Dhanaan Media ayaa lagu amrayaa dhamaab wasaaradaha Jubaland iyo shaqaalaha kale hay’adaha dowlad goboleedka inay ilaaliyaan saacadaha shaqada.Hoos ka akhri wareegtada kasoo baxday xafiiska madaxtooyada

wareegto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*