3rd December 2021  admin  Category :

jidka Ceel daahir oo fursad fiican ayuu ka helayaa dawladda soo socota

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya soo maray sida Sheekh Shariif iyo Xasan Culusoow, ayaa marka ay kaalmo ka helaan ama balan qaad soo helaan dalalka dibadda,  waxay sheegi jireen in magaalada Muqdisho ay wax ka qaban doonaan. Laakiinse madaxweynaha cusub wuxuu sheegay in uu guud ahaan Soomaaliya wax ka qaban doono sida Dhismaha waddooyinka isku xira gobollada dalka. Sidaas awgeed jidka isku tash oo  ay umadda Soomaaliyeed oo isku duubani ay  bilaabeen rajo fiican ayuu ku leeyahay inuu sami ka helo  dawladda Soo socota. Hoos ka akhriso balan qaadyadiidawladda Scauudigu siiyeen madaxweyne Farmaajo

Dhismaha xarumaha ay Ku shaqeeyaan dowladda iyo wasaaraheeda.

Dhismaha garoon cusub

Dhismaha waddooyinka isku xira gobollada dalka.

Furitaanka safaaraddii Sacuudiga ee Muqdishu.

Taageridda Sacuudiga ee arrimaha abaaraha dalka ka jira.

Dhismaha waddooyinka isku xira gobollada dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*