Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th October 2024  admin  

Guddiga Doorasha Dadban ee Puntland & qaar ka mida Guddiga Federaalka oo go’aankii  Guudiga Khilaafaadka Qaadacay Daawo Video: Guddiga Doorasha Dadban ee Puntland & qaar ka mida Guddiga Federaalka oo go’aan Guudiga Khilaafaadka Qaadacay …

20th October 2024  admin  

Guddiga Xalinta khilaafaadka Puntland oo Joojiyey Ergooyinkii dooran Lahaa Xubnaha Aqalka Hoose ee Beelaha Dishiishe,Warsangeli,Ciise Maxamuud iyo Madhibaan Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ee heer Puntland ayaa maanta soo saaray amar ay ku joojinayaan qoraal shalay kasoo baxay guddiga doorashooyinka dadban …

20th October 2024  admin  

Maamulka Puntland ayaa waxaa la soo darsey jahwareer siyaasadeed iyo mid musuqmaasuq tan iyo markii madaxweeynaha Puntland loo doortay Ca/welli Gaas. Arrimaha waqtigan dhacaya waa kuwo xargaha soo goostay, cid kastana ay arki karto sida ay wax u jahwareersan yihiin. …

20th October 2024  admin  

Hargeysa-oo-markii-ugu-horaysay-taariikhda-si-rasmiya-looga-furay-oo-laga-hirgaliyay-kaniisada-katoliga-iyo-bishop-bertin-oo-amaanay-somaliland-sawiro http://www.boramanews.com/index.php/somali-news/item/2700…