Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th October 2024  admin  

Yaa bedelayaa Xildhibaankii dhowaan ku geeriyooday Garowe Dhowaan magaalada Garowe waxa lagu qaban doonaa doorsho loo tartamayo qofkii bedeli lahaa Xildhibaankii  dhowaan ku  geeriyooday  Caasimadda Puntland ee Garowe. Sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen beesha uu ka soo jeeday …

19th October 2024  admin  

https://youtu.be/UfjrBfh77Nk Ciyaalka Beelaha Hawiye ee Villa Wardhiigleey   ayaa aflagaadeeyey RW Cumar Cabdirashiid, oo in  Muddo ah  isaga u dul qaadanaya kula noola Villa Wardhiigleey si Qaran Soomaaliyeed loo helo Agaasimaha warfaaafinta Villa wardhiigleey Shador Xaaji Max’uud ayaa sheegay in hadalka …

19th October 2024  admin  

Booqashada Bulqaas ku tegay Ceel Daahir waxay ka mid tahay amniga iyo horumarka la  doonayo in  Gobolka Sanaag la  gaarsiiyo , bulshada oo midaysan oo isku wada mid ah. Bulqaas wuxuu qiray in maamulka  Puntland ay horumar ka wadaan gobolka …

19th October 2024  admin  

Raysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo la kulmay xildhibaanada cusub ee lagu doortay Kismaayo https://youtu.be/DqToGzTQLUw https://youtu.be/Xdz4StY1O58…