Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta beelaha  Raxanweyn iyo Hawiye, kuraasta ka maqan Sool iyo Sanaag waxay u haystaan sadbursi beelaha Puntland ay raadinayaan. Beesha  Shanta Caleen,  shan Xildhibaan ayeey ku leeyihiin baarlamaanka Soomaliya, waxaana keenay waa tanaasulkii  beesha Daarood ameeyeen  si Qaeran Soomaaliyeed loo …

18th October 2024  admin  

Maalinta Berito ah iyo kulan  looga hadlayo  kuraasta Aqalka sare ee Gobolada Sool iyo Sanaag oo lagu qabanayo Muqdisho Kulankii maanta ee looga hadlayey  sadexdii kursi ee Aqalka sare ee gobolada Sool iyo Sanaag oo ay muranka geliyeen Dirta Waqooyi …

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Hirshabeele oo ka xumaaday in xaaskiisa loo dooran waayey Aqalka sare ayaa hadda ku guulaystay Xildhibaan Aqalka hoose Xaaska Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleysatay inay  noqoto xildhibaan ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya kadib …

18th October 2024  admin  

Ninkii shalay Musuqmaasaqan sameeyey ayaa maanta Dawladnimo ka hadlaya. WasiirkIii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen  Odowaa  oo ka mid ah Kurayda Damuljadiid oo dhowaan ku guulaystay mid ka mid ah Xildhibanada beesha Habargidir ee ka mid noqonaya …