27th July 2024  admin  Category :

Musharax Prof. Shirwac oo si weyn Gaalkacyo Loogu Soo Dhaweyay

Macalin Mohamed. Abdulkader Shirwac,  oo ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxtinimada Galmudugee La Filaayo in ay 10 April ka Qabsoonto Magaalada Cadaado ee Xarunta KG ee Galmudug ayaan Maanta soO Gaaray Magaalada Galkacyo

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*