Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Bulshada Caalamka oo doonaysa inay Cashar ka bartaan sida Ciidamada Puntland  ay  goob kasta ugu jebiyaan argagixisada  Dadqalatooyinka ah …

18th October 2024  admin  

Duqa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Eng Yaasiin Mire Maxamuud ayaa tacsidan diraya Inaa lilaahi Wa ina ileyhi raaji cuun. Waxaan tacsi u dirayaa eheladii, Qarabadii . Ciidanka Police ka Puntland , Shacab ka Puntland iyo dhamaan shacabka Somaliyeed …

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Tacsi u Diray Qoyskii, Qarabadii, iyo qarankii uu ka Baxay Taliye ku Xigeenka Labaad ee  Ciidanka Booslika Puntland. Madaxweynaha Dawladda puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 December 2016 waxa uu tacsi u diray …

18th October 2024  admin  

Allah ha u naxarsiitee  Jaamac Saxardiid oo ay shalay  koox afka u soo duubtay ay ku dhaawaceen magaalada Boosaaso, ayaa mar dhowayd dhaawaciisii ugu geeriyooday Cisbitaalka Boosaao. Allah ha u naxariistee Jaamac Saxardiid, oo aan sida fulayda argagixisada ah  aan  …