Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

  Irirsamaale oo ku midaysan in Harti Waqooyi ayna  Aqalka sare Xildhibaano ka helin Waxaa maalintii 3aad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka madasha wadatashiga  oo looga hadlayo qodobo xasaas ah oo la xiriira arimaha doorashada, waxaana warar hor dhac ah …

18th October 2024  admin  

Ciidamada Jubbaland iyo Dadqalatooyinka oo ku dagaalmay degaano ka tirsan Jubbada hoose Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa Hawlgalo la qorsheeyay shalay ka fuliyay deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo Kaamjaroon hawlgaladaas oo looga gol lahaa sidii …

18th October 2024  admin  

Daawo muuqaalka  jidkii Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo halka uu marayo. Muuqaalkan waxa qaaday Dhalinyaro rafaad  ku mari jirtay dariiqan  oo maanta ku faraxsan halka ay wax narayaan…

18th October 2024  admin  

Denbiyadan dadkii galay goormaa maxkamad la hor keeni doonaa. Magacaygu waa Maryan,  waxaan ku noolaa Muqdisho, waxaan dhigan jiray mid ka mid ah jaamacadihii Muqdisho burburka ka hor. Waxaanu isku jaamacad ahayn oo aanu asxaab dhow  ahayn gabdho dhowr ah …