26th July 2024  admin  Category :

Qaar ka mid ah Xildhibaanada beelaha Hawiye iyo Alshabaab oo dagaalkii uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo  u arkay  Fudayd iyo arin lagu deg degay.

Daahir Amiin Jeesoow,  oo had iyo jeer qaata ama aaminsan   fIKIirka ay aaminsan yihiin  argagixsada Alshabaab  ayaa mar kale ku raacay hadal ay dhowaan sheegeen oo ahaa in Madaxweyne Farmaajo ku deg degay dagaalka uu iclaamiyey.

Xildhibaan Jeesow, oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee beelaha Hawiye ayaa dadkii ay dileen argagixisadu waxay ku eedeeyey madaxweyne Farmaajo. Xildhibaankan ayaa isaga oo difaacaya Alshabaab, waxa uu sheegay in laga caraysiiyey alshabaab. Sababtaasna ay dadka u dilayaan.

http://www.jowhar.com/2017/04/11/jeesow-dal-dagaal-ku-jira-hadana-aad-dagaal-u-iclaamiso-waa-arrin-fudeed-ku-jirta/

http://www.kismaayo24.com/al-shabaab-oo-fudayd-badan-ku-sheegay-madaxweyne-farmaajo/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*