Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar oo Buuhoodle Gaaray Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn soo gaaeay  madaxweynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweyne Cabdi ayaa kulan la qaatay  Garaad cabdiirisaaq garaad Soofe Suldaan Siciid iyo …

18th October 2024  admin  

Buuraha Barakaysan ee gobolka sanaag oo Roob ka da’ay. Buuraha Barakaysan ee gobolka Sanaag ilaa xeebta ayaa raxmaddii Allah ku hoortay oo uu roob ka da’ay. Hoos ka daawo sawirada roobkii xalay ka da’ay magaalada Boosaao …

18th October 2024  admin  

Shacabka Puntland oo Isbaar Dhiiga looga jago loo dhigtay hawada sare Diyaaradda Jubba Airways  oo xarunteedu tahay magaalada Muqdisho,  ayaa isbaaro ay dhiiga kaga jaqayaan shacabka Puntland  u dhigtay hawada sare. Diyaaradan ayaa qiimo qaaliya oo caqliga gelin ka qaada …

18th October 2024  admin  

Roobkii xalay fiidkii ka bilowday magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Barim ayaa ilaa saaka subaxnimaddi ka da’yey magalada Boosaaso. Wararkan wixii ku soo kordha gadaal ayaan idiin ka soo sheegaynaa…