26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa waxa uu ku qaabilay xubno ka socday Qaramada Midoobay iyo Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya.

Kulanka oo socday mudo kooban ayaa waxaa looga hadlay Hormarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Soomaaliya, sida ay Masuuliyiinta u sheegen warbaahinta,

Wasiir Jamaal ayaa safiirka iyo xubnaha kale waxa uu u sheegay in Wasaaradda ay dhiiragelineyso Maalgashiga Soomaalida qurbaha iyo Ajaanibta ay ku sameysan karaan gudaha Soomaaliya.

https://youtu.be/FAzEtIR3UJc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*