26th April 2024  admin  Category :

AMISOM oo sixun ula dhaqantay wasiirad Maryan Qaasin

Ciidamada AMISOM ayaa Wasiirada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Maryan Qaasim udiiday gasho garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo shir ka socday.Wasiiradu waxay barteeda twitterka ku sheegtay in AMISOM si xun ula dhaqmeen iyada iyo ilaaladii la socotay.Hoos ka akhri wasiirada oo arimahan ka hadlaysa

1/2 We r working under difficult circumstances in but there is no excuse 4behaviour I saw today from @amisomsomalia

2/2 t condescending behaviour from towards me & my female staff today at MIA Medina Gate is unacceptable @amisomsomalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*