Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th January 2025  admin  

Daawo 170kii Xildhibaan ee ka soo hor jeeday siyaasad xumada Xasan Culusoow  ee xalay huteel jazeera ku shiray …

15th January 2025  admin  

Hoos ka akhriso magacyada Itoobiyaanka ku sugan Villa Wardhiigleey. Vila Wardhiileey, oo horay loo oran jiray Villa Soomaaliya ayaa hadda waxa ku sugan Siyaasiyiin Itoobiyaan ah  oo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow  kala shaqaynaya ololaha doorashadiisa iyo sidii uu …

15th January 2025  admin  

Daawo mid ka mid ah Xildhibaanada aan xishoon ee ku caan baxay laaluushka iyo hadba inay taageeraan meesha uu  maalintaas Bariisku ka bisil yahay. Shalay Cabdirashiid Xidig, wuxuu   laaluush  ku qaatay in uu istaago Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya  si Shariif Sakiin …

15th January 2025  admin  

MAQAAL HORE ALLSANAAG Degmada Eyl, ee gobolka Nugaal Soomaaliya ilaa M/weyne ku-xigeenka  Maxkamadda Dambiyadda ee Caalamka Cabdul Qawi Axmed Yuusuf waa muwaadhin Soomaali ah oo ku dhashay magaalada Eyl ee Bariga Soomaaliya, waa xeeldheer xagga qaanuunka, garyaqaan iyo xaakim caalami …