4th December 2021  admin  Category :

Wiil uu Sodog u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow , oo dhowaan loo magcaabay Xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo dhowayntiisii waxa soo buux dhaafiyey taageerayaashii xasan Culusoow oo qaarkood doonayaan inay ka ducaystaan inta kale ay ku urinayaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan CULUSOOW

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*