Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th October 2024  admin  

  Ma taliye ciidan Soomaaliyeedbaa mise waa nin reer Xasan Culusoow u shaqeeya Taliyaha sheegta inuu yahay taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maxa’ed Sheekh Xasan Xaamud,oo aan ka tacsiyadeen geeridii Sarkaal ka mid ahaa Ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo dhowaan la dilay …

18th October 2024  admin  

  Garaad Cabdilahi Cali Ciid Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmamay Wada Hadalada SNM Iyo Khaatumo …

18th October 2024  admin  

Afka Ingiriiska ayuu   noqday afka ay ku wada hadlayaan Khaatumo iyo SNM. Madaxda beelaha Isaaq iyo kooxda ka falaagoowday beesha Dhulbahante ee shirku uga socdo dalka Itooboya, ayaa waxay ku heshiiyeen inay ku wada hadlaan luqadda  Ingiriiska sida inta badan …

18th October 2024  admin  

Xildhibaankii kursiga beesha Ciidaglae iyo Musharaxii  oo seexday. Kursiga Aqalka Hoose ee Kursiga Beesha Ciidagale, Baha Deqsi, ayaa waxa u wada tartamay nin hurda iyo wasiir hore oo ka mid ahaa dawladdii KMG ahayd ee Sheekh Shariif madaxweynaha ka ahaa.…