18th April 2024  admin  Category :

Mahdi Bashiir iyo Axmed Figle ayaa inta la soo dilay la dhigay Xeebta Durduri ee gobolka Sanaag
Labo nin oo mayd ah, oo magacyadooda la kala yiraahdo Mahdi Bashiir xirsi oo kasoo jeeda Gobolka Mudug iyo Axmed Figle oo kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa xalay la soo dhigay xeebta magaalada Durduri ee Gobolka Sanaag. Dadka deegaanka waxay sheegeen in saxiimad soo istaagtay caariga badda, kadibna ay dejisay maydka labo nin oo ay hore u sii  dhaqaaqday.
Goob jooge ku sugnaa magaaladaas ayaa sheegay in maydka ay xabado ka muuqdaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*