26th July 2024  admin  Category :

Daawo Jabhad Habarjeclo ah  oo reer Guuraa ka soo jeeda beesha Dhulbahante u khudbadeenaya. “Dhulbahantoow  caqli kuma kala joogtaan iyo xikmad aad idinku leedihiin ee waxa idin ku dhex jira oo idin kala ilaalinaya waa Isaaq. sidaa waxa yiri jabhad SNM ah oo u dawladeenaya reer Guuraagii  ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo  la tacaalayey abaaraha iyo duruufaha adag ee haysta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*