Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025 admin
Daawo Faras iyo Yaxaas waxa ku kala qabsady Florida, dalka Maraykanka …

10th May 2025 admin
Curadkii Islaanii aduunka ugu da’ada weynayd oo geeriyooday Harold Fairweather, oo 97 jir ah, ayaa geeriyooday dhowr cisho ka dib markii la shaaciyey in hooyadiis tahay qofka Caalamka dadka ku nool ugu da’da weyn Harold Fairweather wuxuu ku geeriyooday maalintii …

10th May 2025 admin
Safiirkii hore ee Safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Wadanka Kenya oo xilka wareejiyay Dajnirihii hore ee safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Wadanka Kenya, haatanna ah Wasiirka Qosheynta, Maalgashigga iyo Horrumarinta dhaqaalaha Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xilka safiirnimo si KMG ah …

10th May 2025 admin
Madaxweeyne ku xiggeenka Puntland Cameey ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Mareeykanka iyo Awstareelia. Ujeedada wafdigan ayaa ah sidii ay u booqan lahaayeen magaalada Buuhoodle oo uu dhawaan ka dilaacay cudurka shuban biyoodka. https://youtu.be/06BHkELiYjs Allsanaag.com…