
25th May 2022 admin Category :
Madaxweeyne ku xiggeenka Puntland Cameey ayaa soo dhaweeyey wafdi ka socday Mareeykanka iyo Awstareelia. Ujeedada wafdigan ayaa ah sidii ay u booqan lahaayeen magaalada Buuhoodle oo uu dhawaan ka dilaacay cudurka shuban biyoodka.
Allsanaag.com