23rd October 2024  admin  Category :

Dood uu qabtabtay Telifishinka Soomaali Cable ayaa lagu lafa guray arrimo badan oo ku aadan marxalda uu waqtigan marayo dalka Soomaaliya. Hase ahaatee, doodu ma aheen mid ka qeeyb galayaasha si siman waqtiga loo siiyey, waxaad arkeeysaa in dadka qaarna waqtiga ay hadlayaan aan la carqaladeeneen, meesha qaarna looba diiday ineey waqtigooda ay hadlaan. Guud ahaan doodu waxeey aheed mid aan loo sineen oo arrimo kalla laga lahaa.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*