26th April 2024  admin  Category :

Curadkii Islaanii aduunka ugu da’ada weynayd oo geeriyooday

Harold Fairweather, oo 97 jir ah, ayaa geeriyooday dhowr cisho ka dib markii la shaaciyey in hooyadiis tahay qofka  Caalamka dadka ku nool ugu da’da weyn

Harold Fairweather wuxuu  ku geeriyooday maalintii arbacada Duanvale, jamaica, labo cisho ka dib markii hooyadiis Violet Brown la sheegay inay Aduunka  ugu da’ada weyn tahay

The world’s oldest person Violet Brown clasps her hands at her home in Duanvale, Jamaica on 16 April 2017.
Qofka aduunka ugu da’ada weyn  Violet Brown oo gacmaha isku haysa iyada oo joogta gurigeeda  Duanvale, Jamaica, maalintii  16 April 2017. Photograph: Raymond Simpson/AP

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*