Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th May 2025  admin  

Sanduuqa Horumarinta ee Abu Dhabi ayaa ku dhawaaqay ineey ku tabarucayaan lacag dhan 330 miliyan oo  Dirham oo u dhiganta $89.9 milyan oo dollar. Lacagtan ayaa wax looga qaban doonaa mashariicda horumarineed ee laga hirgellinayo dalka Soomaaliya sida kaabayaasha dhaqaalaha …

9th May 2025  admin  

Daawo Faras iyo Yaxaas waxa ku kala qabsady  Florida, dalka Maraykanka …

9th May 2025  admin  

Curadkii Islaanii aduunka ugu da’ada weynayd oo geeriyooday Harold Fairweather, oo 97 jir ah, ayaa geeriyooday dhowr cisho ka dib markii la shaaciyey in hooyadiis tahay qofka  Caalamka dadka ku nool ugu da’da weyn Harold Fairweather wuxuu  ku geeriyooday maalintii …

9th May 2025  admin  

Safiirkii hore ee Safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Wadanka Kenya oo xilka wareejiyay Dajnirihii hore ee safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Wadanka Kenya, haatanna ah Wasiirka Qosheynta, Maalgashigga iyo Horrumarinta dhaqaalaha  Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xilka safiirnimo si KMG ah …