Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Barnaamijka Kaftaka Siyaasadda oo Baratakoolka Madaxda Soomaaliyeed wax ka bedelay? Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Caan baxay, oo hadda umadda Soomaaliyeed aadka u daawadaan, ayaa wax badan ka bedelay dhaqankii Siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyaga oo ka baqaya in Kamaradda Kaftanku siyaasaddu qabato…

13th May 2025 admin
Soomaali goormay xusi doonaan Soomaalidii Diyaaraddii ugu horaysay ee Afrika lagu weeraray oo lagu duqeeyey, oo maydadkoodii dhulka la waray ? goormayse magacyadooda la qorayaa sida jiilka soo socdaa ay u ogaadeen taariikhda Halgamayaashan dhiigooda u daadiyey xornimadeena , inta …

13th May 2025 admin
Hanti dhowrka Qaranka Soomaaliyeed oo si sharci daro ah xilka looga qaaday? Hanti dhowrkii Qaranka Soomaaliyeed Nuur Faarax, oo dhowaan ilaaladiisu dileen Allah u naxariistee Wasiirkii hore Howlaha Guud Cabaas Sheekh Cabdullahi Siraaji, ayaa xilkii waxa looga qaaday si sharci …

13th May 2025 admin
Madaxweynaha Jubaland oo u amba baxay Shirka London Kismaayo, Jubbaland (6 May, 2017)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah ugu amba baxay Shirka London ee kaalmada loogu yaboohayo Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sii …