Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Daanyeer lagu magcaabo Kira, oo 17 jir ah , ayaa beerta Xayawaanada lagu hayo ee Philadelphia Zoo ku dhalay ilmihiisii ugu horeeyey. Ka dib markii uu helay daryeel caafimaad oo dhamaystiran …

14th May 2025 admin
Wakaaladihii wararka Qaranka Soomaaliyeed sida SONA , Radiyo Muqdisho iyo SNTV, waxa laga dhigay warbaahin magac beeleed ku waranta. Maanta oo ahayd in wasiirka warfaafinta Soomaaliya Yariisoow in uu arintan wax ka qabto oo sameeyo warbaahin umadda Soomaaliyeed oo dhan …

14th May 2025 admin
Odayaasha Hawiye oo 48 saac u qabtay Safaaradaha ku sugan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho inay dalka uga baxaan …

14th May 2025 admin
Kooxdii Khaatumo oo Cali Khaliif hogaaminayey markii ay Hargaysa iska dhiibeen, waxa bilaabantay in Odayaashii Isaaq oo taariikh samaysanaya in qaarkood hadalo bahdilaad ah warbaahinta ka sheegaan, halka qaar kalena ay ku dhaaranayaan inay dhiig daadinayaan oo dhul hor leh …