27th July 2024  admin  Category :

Wakaaladihii wararka Qaranka Soomaaliyeed sida  SONA , Radiyo Muqdisho iyo SNTV, waxa laga dhigay warbaahin  magac beeleed ku waranta. Maanta oo ahayd in wasiirka warfaafinta  Soomaaliya Yariisoow  in uu  arintan wax ka qabto oo  sameeyo warbaahin umadda Soomaaliyeed oo dhan  u wada dhaxaysa ayuu bilaabay inuu bililiqaysto magac Warbaahin gaar loo leeyahay oo shaqaysa, laguna magcaabo    Somali Broadcasting Corporation oo ah  warbaahin xor ah  . Mulkiilaha warbaahintan ayaa lagu magcaabaa Cali Cabdi Awaare

Cabdiraxmaan Yariisoow, ayaa horay madax uga ahaa urur la oran jiray Hawiye Concern Group, waqtigii Cabdulaahi yuusuf Soomaaliya madaxweynaha ka ahaa  . Yariisoow iyo asxaabtiisu maalmahaa ma xasuusnaym  magaca Somali. 

Dowladihii hore Ee Soomaaliya waxa ay lahaayeen Idaacadii la oran jiray SBS, Soomaali Broadcasting Service Oo la Aasaasay 1963, Waxaa Madaxa ka ahaa AUN Siyaasi Maxamed Abshir Walde

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*