18th April 2024  admin  Category :

Kooxdii Khaatumo oo Cali Khaliif hogaaminayey markii ay Hargaysa iska dhiibeen, waxa bilaabantay in Odayaashii Isaaq oo taariikh samaysanaya in  qaarkood  hadalo bahdilaad ah warbaahinta ka sheegaan, halka qaar kalena ay ku dhaaranayaan inay dhiig daadinayaan oo dhul hor leh qabsanayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*