Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025  admin  

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya , Ayaa Madaxweyne Farmaajo ka codsaday in Puntland laga taageero dagaalka Alshabaab https://youtu.be/bdXVmnEDogs…

14th May 2025  admin  

Weerarkii  Galgala oo ay fulliyeen Argagixisada ayaa ah in laga bixiyo jawaabta ku haboon, jawaabta ku haboona waa ineeysan noqon mid ku eg hanjabaad afka ah. Waxaa xaqiiqa ah, in ay jirtay habacsanaan taas oo u suurta gellisay ineey nimankan …

14th May 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas , Hadalkii uu   maanta  sheegay oo ahaa inuu Puntland ka ciribtirayo Aragaxisada, waxaan   ku ogaan karnaa hadaynu shacabka reer Puntland nahay  dhowrkan arimood: 1-  Haddii uu Ciidan ka mid ah  maamulka  Puntland uu  dhigo xadka u …

14th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah argagixisada Al-shabaab, kaas oo lagaga safaynayo Dhammaan Degaanada Puntland. Madaxweynaha …