Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Proff.C/risaaq Jurille oo Dawlada Soomaaliya ugu Baaqay inay Mowqif Cad ka Qaadato Khilaafka ka dhex Aloosan Dalalka Khaliijka(Dhegayso). http://www.raadreeb.com/2017/06/12/proff-crisaaq-jurille-oo-dawlada-soomaaliya-ugu-baaqay-inay-mowqif-cad-ka-qaadato-khilaafka-ka-dhex-aloosan-dalalka-khaliijkadhegayso/…

14th May 2025 admin
Cismaan Xasan Cali iyo Cabdiraxmaan Cabdulaahi, waxay ka mid ahaayeen Askartii gobolka Sanaag, Puntland ee dhowaan Dadqalatooyinku ka yimid Koonfurta iyo gobolada waqooyi ee Soomaaliya ay ku dhaawaceen weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen Saldhig ay ku lahaayeen …

14th May 2025 admin
Isimo taageeray wada hadalka u socda Cali Khaliif iyo Faysal Cali waraabe Garaad Jaamac Garaad cali oo maanta saxaafada la hadlayay ayaa markale ku celiyay inuu taageersanyahay cali khaliif iyo wada-hadalada uu kula jiro maamulka somaliland …

14th May 2025 admin
General Saciid Dheere, oo ah Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa sheegay ” Argagixisadu sida ay u badan yihiin inay ka yimaadaan Koonfurta Soomaaliya oo ay soo maraan degaanada beesha Isaaq degto ee Waqooyi galbeed , marka ay doonayaan inay …