26th July 2024  admin  Category :

Cismaan Xasan Cali iyo Cabdiraxmaan Cabdulaahi,  waxay ka mid ahaayeen Askartii gobolka Sanaag,  Puntland ee  dhowaan Dadqalatooyinku ka yimid Koonfurta iyo gobolada waqooyi ee Soomaaliya ay ku dhaawaceen weerar gaadmo ah oo  ay ku soo qaadeen Saldhig ay ku lahaayeen Af Urur.

Sawirka Mohamoud Hassan.

Askartan ku dhaawacantay difaaca buuraha Calmadow , ayaa maanta dul saaran sariiraha Cisbaatalada gobolka Bari,  waxayna  u baahan yihiin gurmad deg deg ah  oo naftooda lagu badbaadinayo.

Dadkii degaanka oo dhiigooda ugu deeqaya dhaawacyada.

Sawirka Mohamoud Hassan.

 

https://allsanaag.com/ogaysiis-bulshada-reer-maakhir/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*