29th March 2024  admin  Category :

Isimo taageeray wada hadalka u socda Cali Khaliif iyo Faysal Cali waraabe

Garaad Jaamac Garaad cali oo maanta saxaafada la hadlayay ayaa markale ku celiyay inuu taageersanyahay cali khaliif iyo wada-hadalada uu kula jiro maamulka somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*