Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu Huda ee Magaalada Garoowe. Munaasimada lagu gudoonsiinayey ardayda kaalmaha hore ka …

15th May 2025 admin
Guddiga Jaalliyadda Puntland ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ayaa waxay kulan tacsiyeed iskugu yimaadeen taas oo ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelada dadkoodii lagu xasuuqay Dagaalkii waxshinimada ahaa ee Argigixisada Shabaabku ka geysteen 8- June, 2017 tuulada …

15th May 2025 admin
Baaq Jaaliyadda Edmonton Puntland Alberta Ka : Jaaaliyada Puntland Edmonton Alberta Ku: dhammaan Ehaladii dhibaatado dhimashadda, Dhaawaca iyo Barakicinta Tuuladda Af -Uruur. Jaaliyadda Puntland Edmonton ee Alberta waxay tacsi tiiranyo leh u diraysaa Dhammaan Ehelada dadkoodii lagu xasuuqay Dagaalkii waxshinimada …

15th May 2025 admin
Dhiigii labaatanka sano kibirka loo daadinayey iyo Dhulkii xooga lagu qabsaday midna lagama wada hadlin.Waxa lagu heshiiyey in wixii maanta ka danbeeya Isaaq la wada yahay https://youtu.be/4dgZ-sLnpZ4 …