Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Dhegayso waraysiga Gabadhii, gabdhaha Puntland ugu natiijada saraysay Imtixaanada Dugsiyada sare ee Puntland ee dhowaan la shaaciyey. Neshaad Ibraahin ayaa gabadhaha Puntland kaalinta kowaad ka gashay , halka ardada Puntland oo dhan ay ka gashay kaalinta todobaad. Neshaad ayaa ka …

17th May 2025 admin
Waa gabar, ka soo jeeda Degmada Dahar , hal waalid ayaa soo korsaday. Hadana waxay ka mid noqotay tobankii arday ee ugu natiijada sareeyey imtixaanaadkii dugsiyada sare ee dhowaan laga qaaday dugsiyada Puntland Qoraalkan hoose waxa qoray Neshaa Ibaahim, oo …

17th May 2025 admin
Xildhibaanada ka soo jeeda Koonfur galbeed oo go’aan Lama filaan ah ka qaatay Mooshinka RW Khayre https://youtu.be/I1BlwIBZRNw…

17th May 2025 admin
Mahad Salaad, Adiga, Caydiid iyo Jabhaddii USC, Idinku miyaad umadda Soomaaliyeed u sheegteen markii aad soo gasheen Muqdisho Sanadkii 1991 inaad u socoteen bur burintii qarankii Soomaaliyeed . Jawaabtu waa maya. Hadaba si umadda Soomaaliyeed kuu ogaato qofka aad tahay …