26th April 2024  admin  Category :

Dhegayso waraysiga   Gabadhii, gabdhaha Puntland ugu natiijada saraysay  Imtixaanada Dugsiyada sare ee Puntland ee dhowaan la shaaciyey. Neshaad Ibraahin ayaa  gabadhaha Puntland kaalinta kowaad ka gashay , halka ardada Puntland oo dhan ay ka gashay kaalinta todobaad. Neshaad ayaa ka qalin jebisay dugsiga sare ee Dhahar, Hayland

gabdhaha dugsiga sare ee degmada Dhahar ee gobolka Hayland

Sawirka Nashat Mohet.

https://daljir.com/nashaad-ibraahim-oo-kaalin-wanaagsan-ka-gashay-imtixaankii-shahaadiga-ahaa-ee-puntland-dhegayso/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*