29th March 2024  admin  Category :

Mahad Salaad, Adiga, Caydiid iyo Jabhaddii USC, Idinku  miyaad  umadda Soomaaliyeed  u sheegteen markii aad soo gasheen Muqdisho Sanadkii  1991 inaad u socoteen bur burintii   qarankii Soomaaliyeed . Jawaabtu waa maya. Hadaba si umadda Soomaaliyeed kuu ogaato  qofka aad tahay  iyo inaad ka mid ahayd Mooryaantii  ay Soomali ka degi wayday  dhowr iyo labaatanka sano.  Marka danbe  oo aad qoraal   soo qorayso ku bilow qoraalkaaga    ” Aniga oo Mahdi Salaad  ah, kana mid ah  Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda Beesha Habargidir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*