Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Soo Gaadhay Magaalada Boosaaaso ee Gobolka Bari. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 11 February 2017 dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey magaalada Boosaaso …

21st September 2024  admin  

Danjire Jamaal oo noqonaya Gudoomiyaha caleemo saarka madaxweyne Farmaajo Sida ilo lagu kalsoon yahay ay  noo sheegeen haddan wax is bedelin, xafladda lagu  caleemo saarayo   madaxweynaha Soomaaliya ee dhowaan la doortay  Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa waxa loo xilsaarayaa inuu gudoomiye …

21st September 2024  admin  

Akhriso heshiiska Cali Khaliif iyo maamulka SNM Shirkii Wada-hadalada jabuuti oga socday maamulka SNM iyo Cali Khaliif 1- Waxaa dib u eegis lagu sameeyay Heshiiskii 11-ka Qodob ka Koobnaa ee 21-12-2016, Wixii ka hirgalay iyo Waxaan ka Hirgelin. 2- In …

21st September 2024  admin  

Ugaaska beesha Xawaadle oo talo fiican siiyey Madaxweyne Farmaajo Ugaas xasan ugaas khaliif ugaaska beesha Xawaadle oo maanta saxaafada kula hadlay magaalada Beled-weyne,  ayaa si diiran usoo dhaweeyay doorashada madaxweynaha Soomaliya uu ku guuleestay mudane Maxamad C/llahi Farmaajo. https://youtu.be/s_FefFlGolk…