Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu  hogaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe12 July 2017  Garoowe dib ugu soo laabtay, kadib shirkii amniga Qaranka Soomaaliyeed  oo ay Muqdisho kaga qayb galeen. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha …

18th May 2025  admin  

Raysulwasaaraha xukumada fadaraalka Somalia Xasan Cali Kheyre iyo wafdi balaadhan oo uu horkacayo ayaa maanta gaadhay magaalada Kismaayo.Wafdiga Raysulwasaaraha oo ka koobnaa golaha wasiirada ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay madaxweynaha Jubaland iyo masuuliyiin kamid ah dowlad goboleedka Jubaland.Shirkii …

18th May 2025  admin  

Hilaac: Doojeeyoow ninka la yiraah Ahmed Macalin Fiqi muxuu shiikh Baaruud ku maagay? Doojeey: oo muxuu ku yiri shiikha? Hilaac: Markii horre shiikh Baaruud ayaa yiri ma oggolaaneeno mooshin danbe oo qaranka lagu burburinayo, cidii taas la timaadana aniga iyo …

18th May 2025  admin  

“Nashaad waxa ay ka baxday dugsiga sare ee Dhahar ayada oo ka mid ahayd tobankii arday ee ugu sarreeyey imtixaankii dugsiyada sare ee Puntland …