Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Maxay Aqoonyahanada ka dhaheen Dowlada Cusub ee Farmaajo? Wareysi Xiiso leh oo ay marti ku ahaayeen Aqoonyahan Maxamuud Geeldoon iyo Ugaas Ismaaciil Cabdulle waxaa wareysiga qaaday Wariye  Mohamed Muse Noor “Deeqdarajo” “Sawirka sare  waa wasaiiraddi dawladdi fashilka ahayd ee Xasan …

22nd September 2024  admin  

Saldanadda Warsangeli  dhulkii ay ka talin jirtay intii ayna Soomaali inteeda kale ku darsan 1960 Khariiradan kor ku sawiran, ayaa waxay taalaa oo lagu xafiday  meelaha lagu kaydiyo taarriikhda Caalamka  sida  meelihii ay ilbaxnimaddu ka jirtay Gumaysiga reer Yurub ka …

22nd September 2024  admin  

Waxaad tihiin dal madax bannaan, baasaboorkiisa iyo lacagtiisa leh oo la mid ah dalalka caalamka. Halkudhigaas waa mid ay inta badan adeegsadaan siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa, siyaasadda lagu maamulo maamulka Hargeeysana waa mid hal dhinac oo kalliya u socota oo aan …

22nd September 2024  admin  

Daawo khudbaddii  Siyaasiga caanka ah  Cawad Casharo uu ka jeediyey xafladdii magaalada Toronto loogu qabtay madaxweyne Farmaajo. Muuqaalka hoose waxa qaaday Mahdi Hibil …