Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Gaas “Puntland uma baahna Buuq iyo Khilaaf” Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xaalada ka jirta Puntland, iyo waxyaabo badan uu u qabsoomay maamulkiisa saddexdii sano ee uu xilka hayay. C/wali Gaas oo wareysi siiyay Idaacada Daljir …

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo Abaaraha Soomaaliya. Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federalka Ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Furay shir heerkiisa sareeyo oo laga hadlaayo Arimaha Abaaraha ka Jiro Soomaaliya. Shirkan oo ah kii …

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo magcaabay la taliyaha dhinaca Guulwadaynta iyo arimaha Bulshada…

22nd September 2024  admin  

Xaflad lagu taageerayo madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Minneapolis Xafladii ugu weyneyd ee ka dhacda dalka Maraykanka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, iyadoo xafladasi ay ka soo qeyb galeen culima’udiinkii ugu badnaa iyo qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaalida waxaana …